Safiirka Kenya u fadhin doona Soomaaliya oo Warqadaha Aqoonsdiga laga guddoomnay (Sawirro)

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Abshir Cumar Jaamac, ayaa ka guddoomay nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjirannimo Safiirka Kenya ee u fadhin doona Soomaaliya, Danjire Jeneraal Thomas Chepkuto. Intii lagu guda-jiray kulanka, Wasiirka Arrimaha Dibadda waxa uu soo dhoweeyay Safiirka cusub ee Kenya ee dhowaan la soo magacaabay, isagoo u rajeeyay inuu … Continue reading Safiirka Kenya u fadhin doona Soomaaliya oo Warqadaha Aqoonsdiga laga guddoomnay (Sawirro)